Soo dahawaynta madaxweynaha soomaaliya oo ka socota Hobyo (sawiro)

0

Madaxweynaha ayaa qorsuhu ahaa in Maalintii shalay aheyd uu tago Hobyo balse uu ka baaqsaday,waxaana la filayaa in uu Maanta tago Magaalada Hobyo.

Magaalada Hobyo ayaa waxaa haatan ku sugan Xubno hordhac u ah wefdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee Hobyo, xildhiabano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya sida Sanoter Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Xildhibaan Axmed Macalin fiqi.