DHAGEYSO:-Maamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Ay Isku Furayaan Deegaano Shabaab Go’doomiyeen

0

Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Nuuradiin Yuusuf Gacma ayaa sheegay in ciidamada maamulka Koonfur Galbeed xiligii hore ay howlgalka la fulin jireen ciidamada AMISOM balse haatan kuwa Koonfur Galbeed kaliya ay howlgalka fulin doonaan.

Hoos ka dhageyso codka