Shacabka ku dhaqan Deegaanka Macag ee Gobolka Bari oo kaashanaya Dowlada ,Waxgaradka ,iyo laamaha Amniga, ayaa ku guulaystay in ay soo Afjaraan kooxo is kaashato ahayd oo xaaluf kuhayay dhitra deegaanka kutaalay oo laga shido dhuxusha.
Nabadoon Mursan Maxamuud Cabdi , Waxa uu kamidyahay Nabadoonada deegaankaasi sida aadka ah uga shaqeeyay sidii looga dabar jarilaah dadka xaalufka kuhaya deegaanka waxa uu nooga Waramaya sida ay ugu guulaysteen soo afjarida kooxdan.