Deg:Deg: Madaxweynaha Oo Dhagax Dhigay Dekeda Hoyo

1

Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Goor dhawayd waxa uu Magaalada Hobyo ka dhagax dhigay Dekeda Magaalada iyo Garoonka Diyaaradaha .

Madaxweynaha ayaa waxaa dhagax dhiga dekeda Hobyo ku weheliyay Madaxweynaha Galmudig ,Madax xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Wasiiro iyo Xildhinbaano katirsan labada Aqal e Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa safarkiisa ku soo Afjari doona maanta Magaalada Hobyo Waxaana lafilayaa in uu  u Ambabaxo Magaalada Muqdisho.

 

Comments are closed.