DHAGEYSO:-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo fariin culus ka soo diray Tukaraq

0

Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa gaadhay Degmadda Tuko raq ee Gobolka Sool isagoo kulan la qaatay Bulshadda degmadaasi oo uu ka dalbaday inay si Wanaagsan uga shaqeeyaan Ciidanka Somaliland ee dhawaan Jiida deegaankaasi tegay.

Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo laga soo doortay gobolka Sool ayaa sheegay in Ciidanka Ku sugan Tuko-raq ay joogaan dhulkoodii sida uu sheegay