DHAGEYSO:-wakhtiga la qabanaayo shirkii beelaha garxaajis oo la shaaciyey & goobta lagu qaban doono

0

Guddidii qaban qaabada shir weynaaha beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen wakhtiga la qaban doono shirkii iyo waliba goobta lagu qaban doono

Guddida ayaa sheegtay in shirkaas lagu qaban doono gobalka Togdheer isla markaana uu dhici doono 15.04.2017

Hoos ka dhageyso codka