DHAGEYSO:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo gaaray deegaanka Tukaraq

0

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaanka Tukarraq ee Gobolka Sool, halkaas oo dhowaan ay qabsadeen Ciidanka Somaliland.

Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa ka soo amba baxay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, iyadoo ay booqdeen xarumaha iyo fariisimaha Ciidanka Somaliland ka sameysteen deegaanka Tukaraq.

Hoos ka dhageyso codka