DHAGEYSO:-Dawladaha Hoose Garowe oo furtay Wadooyin Xirnaa Muddo

0

Xoghaya dawlada Hoose ee degmada Garowe  Maxamuud Cali Guray ayaa ka hadlayey wadooyinka la furay iyo sidoo kale wadooyin la calaamadiyey gudaha Garowe ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay inay shacabka Garowe qayb ka qaataan dib u hagaajinta wadooyinka.

Xogahaya ayaa sidoo kale wuxuu sheegay inay shaqadan ka qayb ka tahay hawlgudashada Xafiiska dawlada Hoose ee degmada Garowe.