DHAGEYSO:-C/raxman ciro oo colaada tukaraq ku eedeeyay Xisbiga kulmiye iyo muuse biixi

0

Musharaxii madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi Ciro khudbad u jeediyey shacabka magaalada Borama waxaa uu ka hadley dagaalka Tuko-raq ee xiligan ka dhex taagan maamulada puntland iyo soomaaliland.

Musharax Ciro waxaa uu sheegay in aanu dagaal xal aheyn isla markaana arinta xuduudka lagu dhameeyo