Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalkiisa Deegaanada Galmudug ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada Caabudwaaq ugu baaqay in ay ka fogaadaan kala qaybsanaata iyo kal qoqobka oo ay samaystaan halmaamul.
Madaxweynaha ayaa sheegay in magaalo hal qabiil ay dagantahay aysan marnaba kobcaynin
Madaxweynaha DFS ayaa lafilaya saacadaha soo socda in uu dhagax dhigo Garoonka diyaadaha iyo dekeda Magaalada Hobyo .
Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkiisa qaatay mudada 16 cisho ah ku soo afjaridoona Magaalada Hoboyo halkaas oo uu uga Ambabixi doono Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Hoos ka Dhagayso.