DHAGAYSO: Cali Maxamed Geedi”Maqaamka Caasimada Waa Mid Dastuuri ah

1

Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi  oo kahadlay markii ugu horaysay Xil ka qaadistii lagu sameeyay Gudoomiyihii G/Banaadir Taabit  ayaa sheegay in Madaxweynaha uu qaaday Talaabo Dastuuri ah oo  sharci ah.

Geedi ayaa  soo dhaweeyay  Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadi  Injineer C/raxmaan Yariisow.

Wuxuu sheegay Cali Maxamed Geeddi Ra’iisul Wasaarihii hore in Dastuuri uu yahay maqaamka Magaalada Muqdisho, cidkasta oo Qaranka qabatana ay waajib ku tahay.

Comments are closed.