Dhagayso: Bara kacayaasha Bosaaso Oo Cabanaya

0

Qoyas Barakacayaal ah oo mudo 27 sano in kabadan daganaa kaamka Boqolka Buush ee magaalada Bosaaso oo ku yaala Galbeedka Magaalada ayaa maanta laga saaray dhulkii ay ka daganaayeen kaamkaasi.

Dadkii lahaa dhulkan ay daganaayeen qoysaskan ayaa sheegay in ay dhisan doonaa maadaama halka ay soogaartay Magaalada inteeda kale oo siifidaysay taniyo wixii kadambeeyay burburkii dowladii dhaxe ee Dalka soomaaliya .

Hadaba Hoos ka dhagayso.