DHAGEYSO+SAWIRO:-Warbixin Socdaalkii madaxwaynaha ee Balanballe ,Xeraale iyo Caabudwaaq

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo
Socdaalkii uu ugu magacdarey Socdaalkii Nabadda iyo Dib uheshiisiinta
umadda Soomaaliyeed ku guda jira  ayaa xalay ku hoydey magaalada
Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud.

 

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Shalay
Socdaalkiisa Nabadda ku soo marey Degmooyinka Balanballe ,Xeraale
,Caabudwaaq iyo Deegaanka Huurshe

Hadda Warbixin Socdaalka Madaxwaynaha uu ku soo marey deegaanada
Waqooyiga gobalka Galgaduud waxaa warbixintaan inooga soodiray Wariye
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac.