Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Oo ku wajahan Guriceel

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa maanta lagu wadaa inuu u Ambabaxo Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Magaalada Guriceel ayaa waxaa ka socota  Qaban qaabada iyo soo dhawaynta ay dadweynaha ugujiraan So dhawaynta Madaxweynahooda Soomaaliyeed .

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa lafilayaa in saacadaha inagu soo aadan ay gaaran magaladaasi , waxaana uu Madaxweynaha halkaasi kula kulmayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Guriceel isagoona ka xogwaraysan doona baahiyaha ka jira deegaanadaasi.

Madaxweynaha ayaa soo gaba gabayn doona dhawaan  Socdaalkiisii Nabada ee uu ku maraayay Gobolada dalka.