DHAGEYSO:-Madaxtooyada maamulak galmudug oo ka jawaabtay war ka soo baxay waxgaradka Cadaado

0

Ka dib markii waxgaradka ka soo jeeda Magaalada Cadaado ay soo saareen War-saxaafadeed ay ku dhaliilayaan Shirkii Dhuusamareeb isla markaana Xaaf ay ka mamnuuceen soo gelitaanka Cadaado ayaa waxa ka jawaabay Mamulka Galmudug.

Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo ayaa sheegay in hadalkaas uu soo gaaray isla markaana Galmudug ay diyaar u tahay xalinta tabashada ay qabaan waxgaradkaas.