Dhagayso: Puntland Oo Muwaadiniinteeda Ugu baaqday in ay u istaagaan Difaaca dalkooda iyo Xoreenta Gobolka Sool

0

Dowlada Puntland ayaa ugu baaqday Muwaadiniinteeda  ku sugan dalka Gudihiisa iyo dibadii in ay udiyaar garobaan oo ay ka qayb qaataan Difaaca Dalkooda iyo sidii looga xoraynlahaa Malayshiyaadka SNM ee ku soo duulay Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ee dhulka Puntland.

Dowlada Puntland ayaa ku wargalisay Beesha Caalamka , Daneeyayaasha Xasiloonida Soomaaliya , Dowladaha dariska laha soomaaliya ,in Puntland ay san marwalba duulaan ku ahayn xalinoonida Geeska Afrika balse ay waajib Dastuuriya ay kutahay Difaaca iyo ilaalinta Dhulkeeda iyo Muwaadiniinteeda

Hoos ka dhagayso Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi oo arimahaasi ka hadlaya.