Daawo: VIDEO Wafdi isugujiray Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan Oo Maanta Tagay Jiida Hore ee Dagaalka ee G/ Sool

0

Wafdi balaaran oo ka socday dowlada Puntland iyo Saraakiisha   Hogaaminaysa  Dagaalka Culis ee lagaga sarayo  Gobolka Sool Malayshiyaadka Hargaisa ka soo duulay ayaa maanta gaaray jiida hore ee dagaalka ee Gobolka Sool.

Wafdigan Gaaray Jiida hore ee Dagaalka ayaa waxaa kamid ah

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed , Wasiirkuxigeenka Wasaarada Caafimaadka  Dowlada Puntland D,r Faarax Maxamed Warsame iyo Saraakiil Ciidan .

Wafdigan ayaa sheegay in ay tagi doonaan  Xadka Puntland oo ah deegaanka Madi Gaatamo  oo waxyar ujirta Magaalada Burco.