Shirkii Midaynta Ahllusuna iyo Galmudug Oo Dhuusa mareeb ka Furmay Goor dhawayd iyo Cadoodo Oo Banaanbax ka dhacay

0

Magaalada Dhuusamareeb ayaa goor dhawayd waxaa ka furmay shirkii lagu heshiisiinaayay Galmudug iyo Ahllsuna iyo midaynta labada Maamul .

kulanka waxaa goob joog ka ah Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka soomaaliya iyo ergo ka socotay Qaramada Midoobay , xidhibaano siyaasiyiin, Culimo, Aqoonyahano, iyo Ururada Bulshada .

Magaalada Cadaado ayaa dhanka kale waxaa ka socda bananbax looga soo horjeedo Heshiiskaasi.

sikastaba ha ahaatee waxaa lafilayaa inlabadan maamul ay maanta midoobaan lana qanciyo dadka tabashada ka keenay heshiiskan.

Wixii ku soo kordha halkan kalasocda.