Sawirro- Maamulka K/Galbeed Oo Qorsheenaya in uu usoo guuro Degmada Baraawe Dayactiena kuwada dhismaha kaabayaasha dhaqaala

0

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Mashaariic hor umarineed ka fulinaya degmada balcad ee  Gobolka Shabeellaha Hoose.

Dhismaha kaabayaasha  dhaqaale ee maamulkaas uu hirgalinaayo aya awaxaa amid ah.

Dekeda , Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Balcad  iyo dib udyactirka dhismaha wadooyinka iyo Guryihii danta guud ahaa .

Degmada Balcad shalay waxaa garay Wafdi uu Hogaaminaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed Shariif Sheekunaa Maye,oo uu wehlinayay Wasiirka Amniga Xasan Xuseen Maxamed ( Eelaay) iyo Masuuliyiin kale.