DHAGEYSO:-Ujeedka banaan bax ka dhacay magaalada cadaado

0

Magaalada Dhuusamareeb waxaa  ka furmay shirka dhameystirka heshiiskii ay horay u wadagaareen Maamulka Galmuudg iyo hlusunna Wal-jamaca ayaa waxaa soo baxaya dad shirkas dhaliilaya.

Magaalada Cadaado  ayaa waxaa  ka dhacay  banaanbax looga horjeedo heshiiska Ahlusunna iyo Galmudug ee ka socda Dhuusamareeb.

Dadweynaha magaalada qaarkood ayaa isugu soo baxay wadooyinka iyagoo ka horjeeda heshiiska,waxa ayna ku dhawaqaayeen shirkii Jabuuti doonimeyno in Galmudug la burburiyo doonimeyno iyo Erayo kale.

Hoos ka dhageyso codka