DHAGEYSO:-Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa loogu hadlay qodobo Xasaasi ah

0
Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa loogu hadlay qodobo Xasaasi ah oo xiligan dalka ka jira wasiirka warfaafinta soomaaliya ayaa warbaahinta la hadlay ka dib shirka golaha wasiirada markii uu soo dhamaaday