DHAGEYSO : ReysulWasaaraha Itoobiya oo Addis Ababa kula Kulmay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi

0

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo safar ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin uu ka mid yahay Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn.

Labada dhinac, ayaa si wada jir ah warbaahinta ula hadlay kadib kulankoodaasi. Wax-yaabihi ay labada dhinac ka wada hadleen,