DHAGEYSO:-Farmaajo”Midowga Galmudug Iyo Ahlusuna wuxuu sahlaya in gacanta lagu soo dhigo deeganada maqan”

0

Madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa sheegay xili uu Maanta kormeer ku tegay Xerada 21,aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ku taalla duleedka Magaalada Dhuusa Mareeb in midawga ahlusuna iyo galmudug uu waxyaabo badan fududayn doono

Madaxweynaha ayaa sheegay in midowga Ahlusunna iyo Galmudug ay sahli karto in la qalabeeyo ciidamada si ay awood ugu yeeshaan xureynta deegaanada ka maqan Gacanta Maamulka Galmudug.