Dhagayso: Bosaaso Oo Markii ugu horaysay laga Hirgaliyay Warshad Soo saarta Kuraasta Caaga ka samaysan

0

Puntland ayaa markii ugu horaysay waxaa laga hirgaliyay Warshad soo saari doonta ku raasta caaga ka samaysan  oo ay dadku sida aadka ah ay um isticmalaan.

Warshadan ayaa waxaa laga furay Magaalada Bosaaso ee Xaraunta Ganacsiga Puntland.

Munaasibada ayaa waxaa ka soo qaybgalay Xildhibaano kasocday DFS ,Siyaasiyiin ,Ganacsato,  Maamulka Warshadan ,Maamulka Gobolka kan degmada  iyo Aqoonyahano.

 

Hoos ka dhagayso Warbixinta .