DHAGEYSO:-Ahllusuna oo ciidamo ku Wareejisay Dowladda soomaaliya

0

Maamulkii Ahllusan Waljameeca ee lamidoobay Maamulka Galmudug layskuna yiraahda hada wixii kadambeeyay maamul Goboleedka Galmudug  Xaruntiisuna ay tahay Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa maanta  waxa uu Dowlada Fadaraalka Soomaaliya  ku wareejiyay Guuto ka tirsan Ciidamada Ahlusuna ee Gobolada Dhexe ku waas oo ka mid noqona doona Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Munaasibada ayaa waxaa Goob joog ka ahaa  Sheekh Axmed Shaakir Hogaamiyihii Ahllusuna Waljamceeca , Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya Xildhibaano katirsan labada Aqal. Wasiiro iyo Madaxweynaha Dowlada fadaraalka Soomaaliya .