DHAGEYSO:-C/casiis Cali ibraahim “Warbaahinta muqdisho ma tabin karto wararka alshabaab “

0

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Cali ibraahim (Xildhibaan) oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in aan la baahin Karin wararka Xarakadda Al-shabaab

.
Inkastoo amarkaan ay soo saartay Dowladii Madaxweyne Xasan Shiikh maxamuud ayuu sheegay afhayeenka in ay iyagana sii adkeyn doonaan.

Sidoo kale wuxuu sheegay Afhayeenka Wasaaradda Amniga cidii ka dhaga adeegta ee baahisa wararka Xarakadda Al-Shabaab iney la xisaabtami doonaan.