XOG : Madaxda dowlad goboleedyadda oo ku wajahan Dhuusamareeb

0

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa Waxaa ku wajahan Madaxda maamul goboleedyadda dalka ka jira.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa laga sugaya Madaxweynayaasha maamulada Puntland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.

Madaxa Xukuumadda Galmudug iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa ku sugan Garoonka Dhuusamareeb sida ay u soo dhaweeyaan Wafdiga Madaxda.