Madaxweyne Farmaajo oo Si weyn loogu soo dhaweyey Magaalada Gaalkacyo ee Dhanka Galmudug (sawiro)

0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhaweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.