DHAGEYSO:-Xildhibaano kasoo jeedda Galmudug oo Raaligalin ka bixiyey Mudaharaad looga soo horjeeday Madaxweynaha Soomaaliya

0

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug kuwaas oo hordhac u ah wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa raagalin ka bixiyey Mudaharaad ka dhacay magaalooyinka Cadaado iyo Gaalkacyo ee Galmudug ay maamusho waxaana ay sheegeen inay ragalin ka bixiyeen arintaas ayna u diyaar garobeen soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Wafdiga uu hogaaminayo.