DHAGEYSO:-Maamulka somaliland oo raadinaya aqoonsi

0

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa magaalada London kula kulmay xubno ka mid ah baarlamanka UK.

Wasiirka ayaa sheegay inuu kala hadlay halka ay Somaliland siyaasadeedu ku wajahan tahay, gaar ahaan wixii ka dambeeyey doorashadii madaxtinimada ee Somaliland ka dhacday Nofembar 2017.

Sacad Cali Shire ayaa sidoo kale tilmaamay in ay muhiim tahay in dowladda UK ay aqoonsato Siyaasadda Somaliland.