Dhagayso: Gaadhii Xamuul Ah Oo lagu Dhacay inta udhaxaysa Buursaalax iyo Gaalkacyo Oo laqabtay

0

Gaadiid Xamuul ah oo laga soo Afduubtay dhwaan inta udhaxaysa  Degmada Gaalkacyo iyo Buur-saalax  ayaa waxaa lagu qabtay degmada Buursaalax ee Gobolka Mudug.

Gadiidkan ayaa waxaa tiradooda lagu sheegay 4 gaari oo ah nooca Xamuulka Qaada ah.

Af duubka Gaadiidkan ayaa salka ku haya Xurguf horay uga dhaxaysay ragan gaadiidka Afduubtay iyo kuwa haatan laga qaatay.

Maamulka Degmada Buursaalax ayaa  sheegay in Gaadiidkan iyo ragii soo dhacayba ay gacanta ku hayaan.

Hoos ka dhagayso Guudoomiyahay   Degmada Buur saalax.