VIDEO:-Wasiir ka tirsan maamulka gobolada wuqooyiga soomaaliya oo hanjabaad u soo diray madaxweynaha qaranka farmaajo

0

Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha maamulka gobolada wuqooyiga soomaaliya ee hada la magac baxay Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo saxaafada kula hadlay hargaysa ayaa madaxweynaha qaranka soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo hanjabaad culus u soo diray oo ku aadan xiisada xiligan ka jirta gobolka sool oo somaliland ay sheegato