DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliya oo gaalkacyo kula hadlay shacabkii soo dhaweeyay

0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/ laahi Maxamed “farmaajo” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Waxaana Madaxweynaha iyo Wafdigiisa halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay Mas’uuliyiin iyo boqolaal ka mid ah shacabka ku nool magaaladaasi.