Dhagayso :Warbixin Maxaweyne Farmaajo, Maxaa uga Soo baxay socdaalkiisii Puntland ?

0

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo xalay Xaflad Soo dhawayn ah loogu qabray Magaalada Bosaaso Gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay in dadkii uu kula kulmay Puntland ay uga soo baxeen talooyin ay usoo jeediyeen Dowlada .

Waxa uu sheegay in Talooyinkaasi ay owfin doonto dowladiisa.