Dhagayso -Madaxweye Farmaajo Oo Saaka ku wajahan Gaalkacyo

0

Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa saaka waxaa uu kuwajahanyahay Magaalada Gaalkacyo halkaasi oo ay ka socoto Soo dhawanta Madaxweynaha .

Madaxweynaha ayaa lafilayaa inta uu joogo Gaalkacyo in uu lakulmo qaybaha Bushada iyo Madaxda Maamulka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in sababta uu gaalkacyo utagayo  in ay tahay adkeenta  heshiiskii nabdeed ee dhawaan ay kala saxiixdeen Maaamulada Puntland iyo Galmudug.

Hoos kadhagayso. Codka Madaxweynaha.