Qarax ka dhacay Magaalada Muqdiso

0

Magaalada Muqdisho waraarka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in xalay Guri ku yaala Degmada kaaraan uu ka dhacay Qarax gaari oo ay saaarnaayeen  walxaha Qarxa.

Qaraxan kadhacay Gurigan ayaa waxaa laga Maqlay qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa la sheegay in lagudiyaarinaayay Gurigaasi balse uu Qarxay ka hore inta aan lala beegsan halkii loowaday.

Majirto ilaa iyo hada cid wax ku noqotay Qaraxan.

Ciidamada Amniga ayaa goobta soogaaray waxana lawareegiin Gurigii uu Qaraxa ka dhacay iyagoona Xabsiga dhigay ninkii Gurigaasi lahaa,