Madaxweynaha Oo Gaalkacyo ku Wajahan, iyo Socdaalkii Nabada Oo Gabo Gabo ah

1

Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ku wajahan Maalinta Bari ah Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Madaxweyne farmaajo ayaa soo gaba gabaynaya Safarkiisa uu kumarayo Gobolada Puntland waxaana nafilayaa in Galabta uu uababaxo Magalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha ayaa marka uu tago Magaalada Galkacyo Waxaa lafilayaa in uu kulamo laqaato waxgaradka iyo odayaashada dhaqanka ee labada dhinac Puntland iyo Galmudug.

 

Waa Markii ugu horaysay oo uu Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Safar dhulka ah uu kumaro Gobolada dalka,  Safarkaas oo loogu magacdaray Socdaalkii Nabada.

 

Comments are closed.