DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray caabudwaaq

0

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa
gaarey magaalada Caabudwaaq si ay ugu qayb qaataan soo dhaweynta
Madaxweynaha Soomaaliya oo maalmaha soo socda booqasho ku tagaya
Caabudwaaq.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan kasoodiray Caabudwaaq.