DHAGEYSO:-Madaxweyne farmaajo oo gaalkacyo ku wajahan

0

Madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo ayaa soo gaba gabeeyay safarkii uu ku joogay puntland sida uu sheegay xili uu hadal ka jeeniyay qado sharaf loogu sameeyay isaga iyo wafdigii la socday

madaxweynaha ayaa sheegay in uu maalinta bari ah ka anba bixi doono magaalada bosaaso isaga oo ku wajahan magaalada gaalkacyo ee xarunta goblka mudug halkaas oo xiligan laga dareemayo soo dhawaynta madaxweynaha soomaalia