DAAWO SAWIRADA:-Madaxweynaha galmudug oo gaalkacyo ku tagay safar deg deg ah

1

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale geele  Xaaf ayaa  gaaray Galkacyo Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka soo  ambabaxay Cadaado ee xarunta maamulka galmudug .

madaxweyne xaaf ayaa gaalkacyo u tagay soo dhawaynta madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo oo xiligan soo gaba gabeeyay safarkiisii puntland waxaa lagu wada in uu safar ku tagayo magaalada gaalkacayo

Comments are closed.