VIDEO:-Ciidamada Difaaca puntland oo ku jira diyaar-garowgii ugu danbeeyey xaalada deegaanka tukaraq maxaa ka cusub

0

Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland Cutubyadoo kala duwan ayaa diyaar-garowgii ugu danbeeyey ugu jira sidii ay u soo celin lahaayeen dhamaan Xuduudaha Puntland ee Gobolka Sool.

Xog aan ka helnayo magaalada garoowe ayaa sheegaya in ciidamada puntland amar lagu siiyay in ay dagaal ku qaadi karaan dhamaan ciidamada somaliland ee ku sugan xuduudaha puntland .