DHAGEYSO:-Hadal dhawaan ka soo baxay c/raxman faroole oo raali galin laga bixiyay

1
Xilli shalay uu Madaxweynhii hore ee Puntland  Farooole uu Eedeyn kulul u soo jeedshay Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxmed Cali ayaa waxaa arintaas si adag uga hadlay siyaasiyin Qeybtood Xilal ka sooo qabtay .
Siyaasiyiinta Garooowe Shirka ku yeelatay Waxa ka mid ah Aadan Maxamed Ciise Gadaalle oo Mar Isku Soo Taagay  qabashada Xika  Madaxweynaha Puntland Sanadki 2008 Iyo Siiyaasiyiin kale oo horay faroole ula soo shaqeeyay

Comments are closed.