DHAGEYSO:-Hadal dhawaan ka soo baxay c/raxman faroole oo raali galin laga bixiyay

Xilli shalay uu Madaxweynhii hore ee Puntland  Farooole uu Eedeyn kulul u soo jeedshay Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxmed Cali ayaa waxaa arintaas si adag uga hadlay siyaasiyin Qeybtood Xilal ka sooo qabtay .
Siyaasiyiinta Garooowe Shirka ku yeelatay Waxa ka mid ah Aadan Maxamed Ciise Gadaalle oo Mar Isku Soo Taagay  qabashada Xika  Madaxweynaha Puntland Sanadki 2008 Iyo Siiyaasiyiin kale oo horay faroole ula soo shaqeeyay

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. abdi says:

    waa yaab oo faroole iyo majeerteen waa shayadiin sheydaanka wxuu diidey amarka ALLAHA marka majeerteen waa shayaadiinta in saanka oo hadii ay is yiraahdeen dowlad oo wadan kooda dhisteen waxay raben in soomaalia weyn madaxweyne u noqdaan taasna waa waayeen,




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO:-Sida loogu dhawaaqay xilka qaadistii gudoomiyaha gobolka banaadir
- Jan 21, 2018
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Warbixin Socdaalkii madaxwaynaha ee Balanballe ,Xeraale iyo Caabudwaaq
- Jan 21, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Socdaalkii uu ugu magacdarey Socdaalkii Nabadda iyo Dib ...
Akhriso- Madaxweyne C/wali Cali Gaas oo Soo saaray War Farxad Galiyay Shacabka Puntland
- Jan 21, 2018
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdwali Cali Gaas oo ku sugan  Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe ...
Ciidamada Dowlada Afgaanistaan Oo Soo bad baadiyay 150 qof Oo lagu Weerar Hotel kuyaala Caasimada Afgaanistaan ee Kaabuul
- Jan 21, 2018
Ciidamada dalka Afhaanistaan ayaa soo Afajaray saaka howlgalkii ay ku qaadeen Weerar kooxo hubaysan ...
Madaxweyna Oo Saaka Dhagax dhigaya Dhismaha Dekeda Hobyo
- Jan 21, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saaka waxaa lafilayaa in uu dhagax dhigo dhismaha ...