Sawirro- Isimada Dhaqanka Puntland oo Casuumaad ufidiyay Madaxweynaha Soomaaliya

0

Isimada dhaqanka ee Puntland  ayaa Maanta Qado sharaf usameeyay Madaxweynaha DFS Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Munasibada Qado sharafta ayaa waxaa ka soo qaybgalay Madaxweynaha PuntlandCabdiwali Cali Gaas , Aqoonyahano Siyaasiyiin, Wasiiro iyo  Xildhibaano .

 

Hoos ka daawo sawirada.