DHAGEYSO:- Amaanka magaalada bosaaso oo la adkeeyay ka hor safar madaxweyne farmaajo

0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Bosaaso ayaa soo saaray amarro cusub oo dhinaca ammaanka ah, xilli ay magaaladu qabanqaabo ugu jirto soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo maalmahan booqasho ku maraya Puntland.