Dhagayso: Maxkamada Darajada koowaad ee DFS Oo Xafiis ka Furanaysa Gaalkacyo

0

Gudoomiyah Maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xsaan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Sheegay in gobalka Mudug gaar ahaan Magaaladaa Gaalkacyo laga Hirgalinayo xafiiska Maxkamada Darjada koowaad ee Ciidamada qalabka Sida si ay ula sheqeeyaan Ciidamada Xasilinta ee dhawaan laga hergaliyay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Hoos kadhagayso Gudoomiyaha.