DHAGEYSO:-Maamulka Somaliland iyo dowlada jabouti oo heshiis kala saxiixday

0

Madaxweynaha Cusub ee maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa safar ku tagay dalka Jabuuti halkaas oo uu wadahadalo kula yeeshay madaxweynaha dalkaasi Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliland Dr Sacad Cali shire ayaa sheegay in labada madaxweyne ay kulan wada qaateen iyaga oo ku heshiiyay qodobo ay ka mid yihiin Amniga, Dhaqaalaha iyo sidoo kale