DHAGEYSO:-Faysal cali waraabe oo ku hanjabay in ciidamada somaliland ay qabsan doonaan Garoowe

2

Duleedka magaalada Tukaraq ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya Puntland iyo Soomaliland kaas oo sababay dhimasho iyo dhawac masuuliyiinta labada dhinac ayaa siyaabo ka duwan uga hadlay dagaalka

 

Gudoomiyaha xisbiga UCID faysal cali waraabe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamada somaliland ay qabsan doonaan caasimada puntland oo hada uu ku sugan yahay madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo  isaga oo sii hadlaya ayuu waxa uu puntlad ku eedeeyay iyo siyaasiyiin uu sheegay in ay somaliland doonayaan dhibaataynta shacabka somaliland

Comments are closed.