Dhageyso+Sawirro Madaxweyne Farmaajo Oo Qudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Xafladii uu Xariga Uga jaray Garoonka Caalamiga ah Garoowe

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya ayaa Qudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay maanta xafladii uu Xariga ugajaray Garoonka diyaaradaha ee Cusub ee Garoowe.

Garoonkan ayaa waxaa loogu Magacdaray General Maxamed Abshir oo Ahaa Taliyihii Ciidamada Xooga ee Dowladii dexe ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in ay horumarka ay haystaan ay xejistaan , waxaana uu sheegay in taasi ay kutimid Amniga ay haystaan .

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladan ay Dowladi ay Shacabka Soo doorteen waxaan uu sheegay in ay shacabka u adeegdoonto .

Waxa uu sheegay in ay Dowladan ay soo celinayso sharaftii iyo karaamadii ay lahad umada Soomaaliyeed .

 

Hoos ka dhagayso Qudbada Madaxweyne Farmaajo .