SAWIRO: Wasiir Beyle oo kormeeray Dekada iyo Garoonka Muqdisho

0

Wasiirka wasaarada maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa waxuu sheegay in uu kormeer ku tagay Garoonka Diyaaradaha iyo Dekada Muqdisho.

Waxaa uu tilmaamay in uu kormeerkiisu ku aadanaa la socoshada howlaha ka socda Garoonka Aadan Cadde iyo Dekada Muqdisho.